GUUGUULE IYO MAANTA

48
2594

Waxaan maqli jiray meel “Aar ka kacay, Atoor fadh-fadhiisay.” Waxa maanta sidaas ka dhigan golihii guurtida iyo shirgudoonkoodii awoodooda iyo guurtinimadooda la yaqaanay oo aan xataa afar xubnoodna u dirin colaadan Ceel-af-weyn ee haddana Hargeysa ka diraya baaqyada nabadeed. Golahaas guurtida waxaynu u haysanaa Rayaale oo nin siyaasi ah hoggaan uga dhigay. Waar aynu u ducayno guurtideena itaalku gabay ee nool iyo intii dhimatayba in Alle u naxariisto.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here