GUUGUULE IYO MAANTA

31
5646

Xukuumadii Siilaanyo markii ay talada qabatayba waxay la timid inay tidhaahdo siyaasadii arrimaha dibadda ayaanu bedelaynaa oo dabadeed intay Carab inoo rartay waa ta’ inoo keentay saldhig iyo waxaynaan garanaynba oo halis inagu ah. Xukuumaddan maantuna waxay tidhi adhigeenii waxa qaadanaya Malaysia oo Sucuudigiiba waynu ka maarmaynaa. Haddaba, waxaan qoladan cusub leeyahay bal idinkuna ha inagu soo walwaalina wixii qaatay diyaaradii Malaysia ee weli warkeeda la la’yahay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here