GUUGUULE IYO MAANTA

0
384

22Horta goormaa inoogu dambaysay aqoonsi iyo cid lagala hadlo. Beryahaas iyo beryahaas yaa maqlay xukuumadeena cududo gaabo oo leh dawlad heblaayo ayaanu aqoonsi kala soo hadalnay. Aqoonsi raadiskii waxa bedelay ma idiin sheegaa?