GUUGUULE IYO MAANTA

0
1044

Ninkii Farmaajo wuu sigtay. Waxa la yidhi hoteelka xalay la qarxiyay ayuu maanta kula shirayay madaxweynayaasha gobaladiisa. Intaas waxaan raacinayaa ninkii Axmed-siilaanyo ma wuxuu marayaa iyadoo ay maalmo koobani u hadheen inuu weli xilal cusub oo magac u yaal ah magacaabo. Hebel waa hoggaamiye oo waa siyaasi gaamurayna ha iga hadho.