GUUGUULE IYO MAANTA

0
969

Waxaan idin weydiiyay magaaladii Burco miyaa la dacaayadaynayaa taloow mise waxan laga soo sheegayaa waaba run. Haddii warkaasi run yahay meeshii waa halkii Sahra Axmed’e dawlado kale ayaa ka taliya ee hala ogaado.