GUUGUULE IYO MAANTA

0
622

22Taloow yaa xasuusta khudbadii uu Rayaale Ceerigaabo ka jeediyay waagii ololaha doorashada. Wuxuu yidhi qabiil ha igu dooranina ee hoggaamiye igu doorta, waayo hadaad qabiil igu doorataan waxaan noqonayaa suldaan idin kala saar saara ee ma noqonayo madaxweyne idin hoggaamiya.