GUUGUULE IYO MAANTA

0
1063

Saldhigaas milatari ee uu Turkigu Muqdisho ka samaystay anigu halistiisa waan arkaayay, Sheekh Axmed waa kaas ka qayliyay, laakiin taloow dawladeenu ma ogtahay mise waxaas socdaba waxa kala weyn Waddani iyo UCID iyo meheradan ay furanayaan

qoysaskoodu.