GUUGUULE IYO MAANTA

0
876

Ninkii doonaa doorashadan ha helee, waxaanse idiin sheegayaa in tirada lagu kala helayaa ay aad u yartahay. Midkoona saddexdan murashax ma heli doono aqlabiyadda shacabka, sidaas marka ay tahayna wax badan ayaan anigu arkayaa, laakiin waan iska aamusayaa.