GUUGUULE IYO MAANTA

0
993

Horta 7-dii sannadood ee u dambeeyay waxaynu aragnay in wasiiradu isu ixtiraamaan sida madaxweynaha hayb ahaan loogu kala dhawyahay. Waxaad arkaysaa wasiir sacabka u tumaya wasiir kale iyo agaasime guud oo uu wasiirkii ka habranayo.