GUUGUULE IYO MAANTA

0
588

22Waxaan idin weydiiyay warqadan la yidhi Caalamka ayaa Axmed Siilaanyo gaar ugu soo diray oo ay kaga hadlayaan doorashooyinka miyaad maqasheen mase aragteen. Nimankii reer galbeed sannadka waxaan u malaynayaa inay inagu qabanayaan xuurto ay inala raadinayeen. Laakiin Alle ayaa jira.