GUUGUULE IYO MAANTA

0
1113

 

Waxa la yidhi Xaaji Axmed wuu soo socdaa oo wuu ina hayaa. Laakiin wuxuu imanayaa dawladnimadii uu 7-da sannadood fadhiidka ka dhigay oo uu ninkii Saylici dabka u shiday. Waar yaa odayga yidhaahda adeer iska naso saddexda bilood oo Saylici doorashada ha ina gaadhsiiyo.