GUUGUULE IYO MAANTA

0
1012

Taloow Xaaji Axmed ciidda miyuu la ciidayaa dadkiisa mise wuxuu noqonayaa madaxweynihii u horeeyay ee aan shacabkiisa la ciidin saddex ciidood oo wuxuu joogayaa halkaas uu joogo. Cigaal habeen inagama maqnaan, Rayaalena hadalkiisaba daa’.