GUUGUULE IYO MAANTA

0
1350

Ninkii Saylici Alleylehe wuu is kala bixiyay mar hadduu tijaabiyay awoodihiisa mid ka mid ah. Dee laakiin malaha inuu wasiiradan aan shaqo tagayn ee dhirta hoteelada subixii wada hadhsanaya ku jimicsado ayay ahayd intuu nin gobal jooga baacsanayo.