GUUGUULE IYO MAANTA

0
1057

WARARKII SAAKA OO KOOBAN

Badhasaabka togdheer oo ay is galeen duqa Borama

Duqa Gebiley oo ay feedh iskala daaleen xildhibaan deegaan

Masuuliyiintii duulista oo shaqadooda wasiir Cali Marreexaan ka difaacday

Guddoomiye Baashe oo xukuumaddu ku canaanatay in uu WADDANI isu dhiibay

Iyo qodobo badan oo kale oo aad wada xasuusan tihiin.