GUUGUULE IYO MAANTA

0
1041

Horta intan ay xisbiyadeenu ku mashquleen ka hadalka wax aan  macno lahayn maxaynu u weynay xisbi soo  bandhiga qorshaha uu wax kaga qabanayo sicir bararka iyo biyo la’aantan shacabkii baabiisay. Waar nimankan xisbiyada u ordaya waxaan leeyahay bal shacabka ula yimaada aragti mustaqbalkooda wax ka qabanaysa, ilayn hadal uun la wadi maaye.