GUUGUULE IYO MAANTA

0
603

22Horta Xaaji Axmed imisa wasiir ayuu ka badanyahay xukuumadihii Marxuum Cigaal iyo Ina Rayaale. Waxa kaloon idinka codsanayaa bal inaad maanta ila baafisaan ninkii Maxamuud Dheere ee hantidhawraha ahaa, ilayn isagoo wax baadhaya oo shaqadiisa qabsanayana ma aragnee.