GUUGUULE IYO MAANTA

0
576

Iyadoon doorashaba dhawayn ayaa la bilaabay in gaadiidka dawladda lagu xidho taariiko shicib, maxaad u malayn markay doorashada iyo olaluhu bilaabmaana. In laga warwaro oo loo baqo gaadiidka iyo hantida dawladda waxa keenay dabac maamul iyo nidaamka dawladnimo oo jilcay.