GUUGUULE IYO MAANTA

0
650

Alle haw naxariisto’e wuxuu Macalin Gaariye yidhi

Dal waxaan ku noolahay

Saddexdii dalaaqood

Lagu furay dadnimadii.

 

Dal waxaan ku noolahay

Runtu arag darraysoo

“Daaddihi!” la yidhi been.

 

Hadday dunida ceeb tahay

Dus-duskiyo khiyaamadu,

Noo dabeecad weeyaan.