GUUGUULE IYO MAANTA

0
595

Waa kaas Xaaji Axmed xalay buuxiyay tiradii ee  70 wasiir ka dhigay xukuumadiisa dabadeedna ku soo laba-laabmay golihii Rayaale. Maalintii uu dekedda maamulkeeda is hoos keenay ayaan idinku idhi Xaaji Axmed wuxuu aakhirka noqon doonaa Rayaale oon biyo is marin, laakiin waabu barro dhaafiyay.