GUUGUULE IYO MAANTA

0
645

Ninkii Saylici een islahaa wuu doob dilaacsaday iga wala inaanu weli bislaan. Siyaasiga xuub dhacsaday waxa lagu gartaa umuuraha siyaasadeed si cadaalad ah ayuu u galaa oo uu uga hadlaa. Adeer ama xisbiyada u wada dir digniin ama hadalkaaga hayso intuu Xaaji Axmed soo laabanayo.