GUUGUULE IYO MAANTA

0
1051

Nimankii wasiirada ahaa ee laga waayay xarumaha wasaaradaha sidii madaxweynuhu dalka uga dhoofay kabash-kabashta ayaa ka dhammaatay shalay markii lagu yidhi odaygii Saylici ayaa kormeer isku kala bixinaya. Alleylehe wasiiradan yar-yar ee laacdan baradka ahi ha arkaan madaxweyne laga habrado oo ilaalinaya nidaamka dawladnimo.