GUUGUULE IYO MAANTA

0
1056

Bal waxaad sawirataan Xaaji Axmed oo xilka lagala wareego iyadoon dhulkii dawladana guri laga haynin, baankiina madhanyahay, sarrifkuna samada marayo saw markaas noqon maayo ‘madaxweynihii u horeeyay ee meesha oo madhan loogu yimaado.’