GUUGUULE IYO MAANTA

0
490

22Dalkii busaarad ayaa ka jirta oo dadkeenii qaar ayaan haysan wax ay hal wakhti cunaan markii sicir bararku saameeyay. Haddana waxaad maqlaysaa oo ay sheegayaan dad dawladda ka tirsan ayaa guryo iyo qasriyo maalin walba jeexanaya. Allahayoow ayaa dadkaaga xisaabinaya.