GUUGUULE IYO MAANTA

0
584

Waxaan idin weydiiyay digreetadii madaxweynaha ee la dagaalanka musuq-maasuqu halkay ku dambaysay. Bal nimanyahoow amarka Alle anigu maalintii uu odaygu warqadaas soo saarayba waxaan ku idhi “Madaxweyne; maxaa kaa lilaahi ah.”