GUUGUULE IYO MAANTA

0
544

Madaxweynaheenu taloow ma ogyahay in dhadhaarada oo la kala bedelaa aanay dheriga macaanayn. Madaxweynuhu iyana ma ogyahay in xaaladan uu dalku ku jiro aanay isku shaandhayn iyo magacaabistu ahayn ahmiyada koowaad. Waar inoo duceeya ilmaadeerayaal.