GUUGUULE IYO MAANTA

0
515

Wasiirkii hawlaha guud wuxuu yidhi baabuurta dawladda yaan lagu xidhin numberada shacabka. Marka horeba wasiir khalad ayay ahayd in hawshaasi jirtay, hadaadse  hadda garatay oo saxday sadaqada gurigaaga ayaa laga bilaabaa. Intaas waxaan raacinayaa xanuunkan Burco ka dilaacay Alle ha inaga dabiibo, laakiin halkaas haddii hoggaamiye jiro waxbaa ka muuqda.