GUUGUULE IYO MAANTA

0
606

Horta anigu waxbaan fahmi la’aye Axmed Siilaanyo ma waxaynu u dooranay inuu ina hoggaamiyo mise inuu maalinba magacaabo guddi yar oo uu yidhaahdo arrimihii isaga loo doortay ka shaqeeya oo ka soo tallo bixiya. Adeer dab haddaan idhaahdo ilayn afku ima gubanaye, odayga sidan waa looga hanweynaa waagii uu Rayaale dhaliili jiray.