GUUGUULE IYO MAANTA

0
490

Heerka uu marayo nidaamkeena dawladnimo waxaad ku garanaysaa Madaxweynihii iyo madaxweyne-xigeenkii ayaa isku hal maalin ka hadlaya mawduuc keliya. Waar nimanka yaa yidhaahda ordoo sicir bararka ka hadla intaad hal arrin ku mashquulaysaan.