GUUGUULE IYO MAANTA

0
590

London waxa la isugu geeyay madaxweynayaashii  maamulada Somaliya oo uu yarkii Farmaajo horkacayo. Ingiriis iyo dunidii kalaba waxay la yaabtay inta calan ee la kala sito. Farmaajo buluugii ayuu huwanyahay, Shariif sakiin ayaa mid wata, Cabdiweli ayaa isna mid sita,  Aw Axmed-madoobe ayaa isna gaar ah. Waxaasaa waali ah haddaba.