GUUGUULE IYO MAANTA

0
468

Nimankii shirkii Burco ee KULMIYE ka soo horjeeday Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax, taloow maanta ma dareemeen dambiga siyaasadeed ee ay dalka ka galeen. Car hala helo nin sidii Dr. Gaboose dhiirada oo yidhaahda waar I cafiya; ilayn siyaasadu waa turubka oo kale oo marbay kugu qaloocanaysaaye.