GUUGUULE IYO MAANTA

0
562

Waxaan garan waayay in dadka xilka laga qaadaa ay shar badan yihiin iyo in labada wasiir ee madaxtooyada iyo hawlaha guud yihiin xadhig lama sitaan. Nin waliba marka xilka laga qaado mid labadaas wasiir ka mid ah ayuu eedaynayaa. Waxa u dambeeyay wadaadkan waddooyinka laga qaaday ee haddana kala hadlay. Adeer ama markaad xilka haysaan sidaas u hadla ama hadaladiina dambe lama aaminayo ee iska aamusa.