GUUGUULE IYO MAANTA

0
538

Ninkii Daahir Rayaale, waagii uu talada hayay wuxuu xagga diblomaasiyadda geed ku xidhay Cabdillaahi Yuusuf, maantana kurey yar oo Farmaajo la yidhaahdo ayaa u muuqda inuu inagu doob dilaacsanayo oo cid kasta ku odhanaya Somaliland hala macaamilina. Qoladii talada inoo haysayna Digtoor Bulxan ayay ku mashquushay. Waar inoo duceeya.