GUUGUULE IYO MAANTA

0
850

Xaaladii abaaruhu way sii xumaanayaan, dad iyo duunyaba way saamaysay. Madaxweynaha waxa waajib ku ah inuu u madda la hadlo, Allena aan barino inuu abaaraha inaga jabiyo oo aan is wada saamaxno. Waa abaartii ugu adkayd ee soddon sannadood iyo in ka badan ina soo marta.