GUUGUULE IYO MAANTA

0
577

Bal waxaad sawirataan doorashada oo bisha November haddana inoo qabsoomi weyda. Alle inaguma keenee haddiiba ay dhacdo ma idinla tahay inaynu ka sii tashano wixii la yeelayo. Wuxuun baan maqli jiray reerkaasi sahankii ay dirsadeen ayaa dhul abaar ah dejiyay.