GUUGUULE IYO MAANTA

0
954

Taloow nimankii reer galbeed waa kuwan xukuumadeena naanaysta ula baxee maxaa dhacay. Mise waxay ina moodayaan qoladii Budhland ee odayga iyo inamadiisu sidii lo’ ay leeyihiin u maali jireen. Adeer Somaliland waa dal dimuqraadi ah ee reer galbeedoow ku seexda oo ku soo toosa.