GUUGUULE IYO MAANTA

0
761

Alle haw naxariiste Mujaahid Axmed-jiiniyas wuxuu yidhi:

Intay dhibidee hore

 Intay dhididay ee kale

Intay dhaqan xumaatiyo

Intay dhacantay maandeeq

Midna kuma dhadhabayee

Yay dhaliili doonaan

Hadday dhama’do caawana?