GUUGUULE IYO MAANTA

0
623

Waxaad ii sheegtaan qodobka 85aad ee distoorkeenu wuxuu sheegayo. Cigaal baa Alle haw naxariiste laga hayay waar hooy distoorkeena aynu ilaashano anaana idiinku horaynaya oo ilaalinaya ee cidda jabisa qoorta aan wada qabano, haddii kale wixii ina soo maray waad garanaysaan.