GUUGUULE IYO MAANTA

0
593

Horta Muuse iyo KULMIYE nin baan uga baqayaa inuu rido oo dadku uga yaacaan, Cirro iyo Waddanina nin baan uga baqayaa inuu dhulka dhigo oo uu dadka ka caydhiyo. Haddaba, waxa jira dhufsane yare ay labadaas nin wadaagaan ee bal garta oo dabadeed ii soo sheega.