GUUGUULE IYO MAANTA

0
550

22Golaha wakiiladu dadka ha uga jawaabaan wixii ay ansixiyeen noocuu ahaa mar haddii heshiiskii dekeddaba hadda la soo saxeexay. Qolada xukuumaduna  shacabka ha uga jawaabaan in heshiiska uu dhinac saddexaad oo aan Somaliland iyo Imaaraadka ahayni qayb ka yahay oo weliba hala is aaminee umadda ha tusaan heshiiskan u dambeeyay.