GUUGUULE IYO MAANTA

0
640

Wasiirkeenii Maxamuud Xaashi wuxuu yidhi dalkan anagaa xukuumad ka ah, haddana markaasuu raaciyay Madaxweyne Siilaanyo ayaana madaxweyne ka ah. Waxaan leeyahay wasiir waa runtaada oo idinkaa xukuumad ka ah, Allena madaxweyne wuxuu ka dhigay Siilaanyo oo adeerkaa ah. Laakiin shacabkii odayga doortay waxay iyaguna xaq u leeyihiin la xisaabtan cad oo wax waliba dharaarta ka cad yihiin ee taas hala idinka helo.