GUUGUULE IYO MAANTA

0
617

Miyaad maqasheen in dawladii Denmark ee sanduuqeena horumarka ku soo shubi jirtay lacagta ugu badan ay jartay 50% muddo kordhintan iyo dib u dhacan doorashooyinka dartood. Waxa muuqata in xidhiidhkii Somaliland iyo caalamku halkii u hoosaysay marayo.