GUUGUULE IYO MAANTA

0
555

Waxaan idin weydiiyay reer Hargeysa intay huuhaa iyo hadal meel waayay ku mashquulsanyihiin maxay uga hadli waayeen wershadoodii laydhka ee  ganacsatada laga faasaxay iyo biyo la’aantan ay rubuc qarniga ku jiraan.