GUUGUULE IYO MAANTA

0
658

Adduunyooy xaalkaa ba’a.  Yaa islahaa isbedelkii uu Xaaji Axmed inoogu baaqi jiray ayaa noocan noqonaya. Ma  maanta ayaynu maraynaa in albaabadii dunidu inaga soo oodmayaan, ma maanta ayaynu maraynaa madaxweynaheenii oo London jooga inay dawladda Ingiriisku qaabili weydo.