GUUGUULE IYO MAANTA

0
648

Qoladii xukuumadda iyo KULMIYE waxa laga soo daayay maxaa doodii BBC-da Faysal Cali Waraabe loogu soo dari waayay. Laakiin Faysal laba ma wada qabato. In marna la yidhaahdo kaalay qaranka difaac, marna xildhibaanadiisii laga bililiqaysto.