GUUGUULE IYO MAANTA

0
882

Waar nimanyahoow ninkan Maxamuud Xaashi ee laga soo daayay Xuutiyiinta waanu iska celinaynaa taloow maxaa nimanka laga siiyaa ee uu inoogu soo jeedinayaa. Waxa kaloon maanta baafinayaa ninkii Saylici la odhan jiray halkuu ku dambeeyay. Mise taloow wuu cadhoonayaa.