GUUGUULE IYO MAANTA

0
984

Wax Alla waxaan maanta Axmed Siilaanyo idhaahdo garan maayo. Waxaanse leeyahay “Dadkii ku doortay waxay leeyihiin madaxweyne maxaa dhacay waa maxay waxan socdaa.” Allahayoow yaa Cigaal uga warama caawa waxa jooga.