GUUGUULE IYO MAANTA

0
649

22Waxyaabihii ugu muhiimsanaa ee sahayday xukuumadii Rayaale waxa ka mid ahaa Biriishkii Ayrishka (Irish) ee Hargeysa ee daadku qaaday oo ay muddo ku qaadatay inay dhisto. Imikana Malaga yaabaa in xukuumaddan Xaaji Axmed uu sahaydo Biriishka weyn ee Hargeysa ee maalinba maalinta ka dambaysa  inuu dumo u sii dhawaanaya.