GUUGUULE IYO MAANTA

0
552

22Waxaan idin weydiiyay Maarshaalkan uu Faysal Cali Waraabe la daba socdo ninkii Muuse Biixi, wuxuu uga jeedo yaa fahmay. Xisbiyada waxaan leeyahay adeer guddi doorasho kolba go’aamo aanay awood sharci u lahayn hala qaadaninee, ordoo hadaad doorasho doonaysaan guurtida dhaqdhaqaajiya oo ku qanciya inaanay abaarta ka faa’iidaysan.