Waxaan idin weydiiyay Maarshaalkan uu Faysal Cali Waraabe la daba socdo ninkii Muuse Biixi, wuxuu uga jeedo yaa fahmay. Xisbiyada waxaan leeyahay adeer guddi doorasho kolba go’aamo aanay awood sharci u lahayn hala qaadaninee, ordoo hadaad doorasho doonaysaan guurtida dhaqdhaqaajiya oo ku qanciya inaanay abaarta ka faa’iidaysan.