Guddoomiye Cirro Oo Safar Ku Tagay Wadanka Djibouti

50
482

Picture4Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha golaha wakiilada ahna guddoomiyaha xisbiga Wadani Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa safar ku tagay dalka Djibouti ee la jaarka ah ee Somaliland.

Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay xisbiga Wadani iyo golaha wakiilada toona, waxase la filayaa in safarka guddoomiye Cirro la xidhiidha arrimo uu ka mid yahay xisbiga Wadani, waxaanu safarka Djibouti ee guddoomiye Cirro ku soo beegmayaa iyadoo uu golaha wakiilau ku jiro fasax. Waxaana la filayaa in Md. Cirro dalka Djibouti ku maqnaan doono toddobaad.

Comments are closed.